State-ka ama Gobol-ka Texas ee Maraykanka bulshada kunooli waxay aaminsanyihiin guuladaru inay tahay dariiqa guusha.
Waxa uu ku yaalaa koonfurta maraynka. Waxaa jira odhaaho ay leeyihiin reer Texas oo aad ii cajabiyay, waana bulsho guuldaradoda u roga guul. Waxaana ka mida odhaahahooda: "Qof walba inuu janno galo ayuu rabaa balse cidina ma ogola inay dhimato". Dadka badidoodu inay maal-qabeen noqdaan ayay rabaan balse lacag khasaarid lama tusikaro.
Gunaanadkii muhiimadu waxay tahay markaad baaskeelad baranayso ogolow inay kula dhacdo oo ruugagu ku mudhxaan, si aad hadhow ugu madhi kacdo/sifiican ugu wado, aadna isaga dhawrto inay kula dhacdo mararkale.
