Rambo Midkamidaa jilaayadii shirkada holiy wuudh soo maray kuwood ugu mudan ee jila filimada actionka ah. Waxa u uku dhashay charity hospital July 6, 1946 magala new York. Magaciisa saxda ahina waa Sylvester Gardenzio Stallone.
Waxa uu kasoo jeeda talyaaniga jinsi ahaanwaxaanay qoyskoodu usoo guureen maraykanaka hilaadii 1930 Xilligii ay hooyadii foolanaysay waxa ay kamartay xanuun ay la dhibtootay kaaso ay dhakhaatiirtu usoo jeediyeen in ay qaliin gasho. Qaliimada waagaa lagu samayn jiray umay casri sanayn sida kuwa manta oo kale ee laysarta la mariyo, waxaana qasab noqotay in qaliin lagaga soo saaro.
Intii ay dhakhaatiirtu ku hawlanayd qalitaanka ayay dhaawac ka gaadhsiiyeen wajigiisa kaasoo ku sababay in isha dahaadhka qayb kamida ay libiqsan waydo sidoo kale hadalkiisu aanu fiicnanyn.
Kadib markii uu imbadan ku jiray boodhanka caruurta loogu talo galay waxa uu Rambo ku soolaabta waalidkii, waxaana uu qoyskiisa uu u raacay miriiland markii uu aha da’aada shan jirka.
Kadib markii uu imbadan ku jiray boodhanka caruurta loogu talo galay waxa uu Rambo ku soolaabta waalidkii, waxaana uu qoyskiisa uu u raacay miriiland markii uu aha da’aada shan jirka.
Sidan badankeena aynu kusoo wada barbaarnay waalidkeen oo gacmaha ina haya isagu kuma uu soo korin, balse waxa kala tagay hooyadii iyo aabihii markii da;aada ku rayga uu noqonayay. Waxaana uu la noola oo uu dhankeeeda raacay hooyadii maadama aanay usuuroobayn
la noolaanshaha aabbihii dhankaa iyo Balsenfeeniya.
la noolaanshaha aabbihii dhankaa iyo Balsenfeeniya.
Halkaas oo hooyadii ku aqal gashay kala tagii abihii. Rabmo waxa uu xiisaynayay jilida filimada xataa isaga oo dhigta American College of Switzerland. Waxaana uu kusoo noqday newyork si uu u bilaabo jaamacada Miami. Mudo yar kadib qalin habintii jaamacadiisa waxa uu iskaga noqday newr York isaga oo la jihaatamaya nolosha raadinaya shaqo.
Ramboo atoorihii ku duubay filin kiisii ugu horeeyay laba boqol oo dolar maadma ay u ku qanaacsanaa inuu intaa ku duubo, sababtoo ah ma uusan ogayn wax uga danbeeyay oo mood iyo maalba ahaa waxa uu sheegay mar uu waraysi bixinayay inuu guri la’aan ahaa maalmo badan, uuna seexanayay Port Authority Bus Terminal boosteejada tareenada ee New York City ka hor inta aan la soo xayaysiin filimka.
Yaabkuba waa markii uu xaaskiisa ka xaday dahab duruufta jirtay awgeed oo ay isugu dhaceen. Waxaa yana yaab ahayd in uu eygiisii uu aadka u jeclaa, uu isna $20 ku iibiyay. Ilaa 1969 waxa loogu wici jiray Mike Stallone; wixii 1970 ka danbeeyayna waxa uu qaatay magaca Sylvester E. Stallone. Rambo waxa uu bilawgii kacanka filimadiisa ku jilijiray doorar iska caadi ah oo aan ahayn kan atoorasha. Kaalinta jilida atooranimada waxa uu helay sanadii 1974, waxaana uu ahaa filimka lamagac baxay the lords of Flatbush.
Waxaana uu sameeyay filima kaloo badan. Hilaadii 1975 isaga oo daawanaya ciyaar u dhaxaysay Mohamed ali kalay iyo Chuck Wepner. waxa uu u qalab qaatay jilida filimka sida wayn loo daaday ee Rock. Filinka waxa uu noqday mid saamayn wayn yeeshay kaasoo, heer gaaadhsiiyay in shirkadaha iyo goobaha wax lagu iibiyaba loo adeegsado magaca Rock saamaynta uu xiligaa ku dhex yeeshay bulshada dhexdeeda.
Waxa uu qalinka iyo waraaqda u qaatay qorida qisada filmka. Waxaanay ku qaadatay inuu dhameeyo mudo saddex maalmood ah. Waxana uu ula dheelmaday/geeyay dhanka shirkada holywood. Balse shirkaddu waxay ka diideen hal shardi uu watay kaaso ahaa inuu isagu ka noqon doono atoore.
Rambo waxa uu ku adkaystay go’aankiisa ah inuu isla isagu noqdo kan filimka atooraha ku matalaya. Ugu danbayn way ka aqbaleen waxana uu noqday filin u jiheeya in ay dadku u arkaan
atoore cajiiib aha oo jillinkiisa iyo qorista hibeedba ay isleeyihiin.
Filimada uu jilayna waxaa kamid ahaa.
Ugu danbayn dhammaanteen waxaa ina horyaala doorashooyin kala ah inaynu iska fadhino oo aynaan wax guula gaadhin iyo inaynu waxuun qabano, taaso waddada u xaadhaysa guul aynu nolosha ka gaadhno.
Rambo haddaad xasuusato inoo reeb faalo kamida waxyaalaha aad ku xasuusato.
Rambo waxa uu ku adkaystay go’aankiisa ah inuu isla isagu noqdo kan filimka atooraha ku matalaya. Ugu danbayn way ka aqbaleen waxana uu noqday filin u jiheeya in ay dadku u arkaan
atoore cajiiib aha oo jillinkiisa iyo qorista hibeedba ay isleeyihiin.
Filimada uu jilayna waxaa kamid ahaa.
1 "Nothing Is Over! Nothing!
2 “They Drew First Blood.” John Rambo - First Blood (1982) ...
3 “Live For Nothing, Or Die For Something.” ...
4 “You Know There's More Men Out There. ...
5 "I've Fired A Few Shots." ...
6 "Murdock... ...
7 “You're Not Changing Anything.” ...
8 “Don't Push It, Or I'll Give You A War You Won't Believe!” ...
Ugu danbayn dhammaanteen waxaa ina horyaala doorashooyin kala ah inaynu iska fadhino oo aynaan wax guula gaadhin iyo inaynu waxuun qabano, taaso waddada u xaadhaysa guul aynu nolosha ka gaadhno.
Rambo haddaad xasuusato inoo reeb faalo kamida waxyaalaha aad ku xasuusato.
Odhaah ku jirtay filinkii Rocky Balboa ayaa ahayd:
“Life ain’t about how hard you can hit, it’s about how hard you can GET hit and keep moving forward”.
